Hoyga Amuuraha Deeaganku wuxuu aalaaba ka hadli doonaa dhacdooyinka iyo mahadhooyinka deegaankeena ka jira.
Wuxuu u taagan yahay in uu soo gudbiyo xaaladda deegaan ee ka jirta wadankeena Somaliland.
Wuxuu u taagan yahay in uu dadka wacyi galin siiyo si loo helo deegaan caafimaad qaba.
No comments:
Post a Comment